Duufaan laga cabsi qabo inay ku dhufato deegaanno ka tirsan Puntland

0
126

Hay’adda maareynta musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa ka digeysa duufaan, dabeylo iyo roob is wata oo laga cabsi qabo inay Axadda soo socoto ka dhacdo deegaannada xwwbaha ee gobolka Bari.

Duufaanta oo la yiraahdo Luban ayaa laga baqayaa inay saameyso deegaanno ay ka mid yihiin Bareeda, Baargaal, Caluula iyo kuwo kale.

Agaasimaha hay’adda Cabdullaahi Xaashi Cayrow ayaa Fowsiya Cumar Barre oo ka tirsan Ergo waxay ka wareysatay cabsida jirto, waxayna marka hore waydiisay nooca ay duufaantu tahay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here