Baydhabo: Beeraley loo tababaray habka beerashada dalagyada

0

Inka badan 100 iskaashato beeraley ah ayaa ka faa’iideystay tababar la xiriira habka wanaagsan ee wax beerashada dalagtada muhim ah ee beeraha. Waxaa tababarkan bixiyey wasaaradda beeraha ee maamulka Koonfur-baleed.

Haddaba waxaan ka wareysanay Cabdi Caddow Axmed la taliye ka ha wasaaradda beeraha Koonfur-galbeed, ahna tababare dhanka beeraha ah. Fowsiya Cumar oo ka tirsan Ergo ayaa wareysatay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here