Adeegyada caafimaad ee dowlad-degaanka Soomaalida Itoobiya oo liita

0
327

Hannaanka ay ku shaqeeyaan isbitaallada ku yaalla deegaannada is-maamulka dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobi ayaa ah mid aad u hooseeya, taas oo keentay in adeegyadii caafimaad ay yaraadaan Maxamed Xasan oo ka tirsan Ergo ayaa arrintaas ka wareystay wasiirka caafimaadka ee dowlad-deegaanka, Dr. Yuusuf Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here