Cabdikariin Xasan Maxamed oo ah khabiir beeraha ah, beeralayda Shabeellaha Hoosena sanadihii la soo dhaafay kala shaqaynayey ka hortagga fatahadda ayaa sheegay in agaasin la’aanta beeralayda haysata ay qayb ka tahay wax yeelada fatahaadda. Wariyaheena degmada Afgooye Maxamed Cabdi Xasan ayaana waraysi la yeeshay khabiirka.