Soomaaliya: Carruur badan oo aan la nooleyn waalidkooda ayaa shaqeeyo

0

Hay’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed oo ka shaqaysa xuquuqda carruurta ayaa sheegtay in carruuraha waddooyinka ku nool iyo kuwa kale ee shaqeeyaba ay hadda aad ugu badan yihiin waddanka, tanoo ay keenayso dagaallada iyo abaaraha ka jira dalka. Sagal Cali Maxamed oo ah xiriiriyaha xuquuqda carruurta ee hay’addaan ayaa Maxamed Xasan oo Ergo ka tirsan uga warrantay dhibaatooyink haysta carruurta.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here