Haweenkan oo qoysaskoodu kasoo barakaceen abaartii ku dhuftay Gobolka Sanaag sanadkii 2017 waxay ka cabi jireen ceelal iyo Balliyo ku yaalla tuulada, kuwaas oo hadda qallalay, waxaana sidoo kale ku yaraa tuulada roobkii gu’ga ee gobolka ka da’ay.
Warbixintan waxaa Hargaysa ka soo diray Ilyaas Cabdi Cali