Nairobi: Dhegeyso wareysi ku saabsan yaa abwaan ah

0
268

Muran ayaa ka taagan qofka lagu tilmaami karo abwaan. Dadka qaarkii waxay ugu yeeraan abwaan qofka maansada curiye. Haddaba macallin Siciid Saalax ayaa sharaxaad kooban ka bixinya Abwaan. Cabdiraxmaan Taysiir ayaa waydiiyey waa kuma abwaan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here