Gurceel: Halkan ka dhegeyso wareysi ku saabsan cilmiga xidiska ee dhaqanka Soomaalida

0
203

Aqoonta cilmiga xidiska ee dhaqanka Soomaalida ah oo ah mid soo jireen ah ayaa lagu cabiraa isbadalka cimilada, sida xilliga roob badan la filan karo, roob yaraanta, abaaraha. Waxaa isticmaala xoolo dhaqatada, beeralayda iyo kalluumaysatada. Wareiyaha Radio Ergo ee magaalada Gurceel ayaa arrintan ka wareystay Xirsi Geedi.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here