Nafaqa darro ka jirta degaano ka tirsan koonfurta Hargeysa

0
250

Saddex carruur ah oo da’doodu u dhaxeyso laba ilaa saddex sano jir ayaa nafaqo darrada nooca darran ugu geeriyootay xarunta caafimaad oo MCH ah oo ku taalla degmada Balli-mataan oo Hargeysa koonfur kaga beegan 82KM.

Carruurta nafaqo darrada geeriyootay ayaa waxay kamid yihiin ilaa 300 oo carruur da’doodu ka yar tahay shan sano oo MCH diiwaangeliyey muddo bil ah gudaheeda, kuwaasoo laga helay in ay nafaqo darro qabaan. Sida uu Raadiyo Ergo u xaqiijiyey Khaalid Cabdi Yuusuf oo ah madaxa MHC degmada.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here