Waraysi ku saabsan beer tijaabo ah oo Muqdisho laga hir geliyey

0
272

Xilligii gu’ga ee ina dhaafay dalagyadii la beertay waxaa inta badan looga cabanayey cayayaan tiro badan oo wax yeelaya dalagyada, haddaba Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda cunnada iyo beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa Muqdisho ka hir geliyey beer tijaabo ah oo la doonayo in tababaro lagu siiyo aqoonyahanada beeralayda iyo beeralaydaba sidii looga hor tegi lahaa cayayaanka.
Weriyaheenna Raadiyo Ergo ee magaalada Muqdisho ayaana waraysi arrintaan kala yeeshay Sowdo Mire Cismaan oo ah madaxa qaybtya fidinta ee waaraadda beeraha ee Soomaaliya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here