Buuhoodle: Tuulada Banyaal oo yeelatay xaruntii caafimaad ee ugu horreysay

0
218

Tuulada Banyaal oo ka tirsan degmada Buuhoodle ayaa yeelatay xarun caafimaad markii ugu horreysay. Dhallinyaro iyo qurbe-joog iskaashatay ayaa hirgeliyay dhismaha, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyo Ergo ee Buuhoodle, Khadar Cawl Ismaaciil.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here