Barnaamijka Dalan-dool

0
285

Dhegeyso barnaamijka Dalan-dool oo aan uga sheekeyno halisaha tahriiibka. Barnaamijka maanta wuxuu ku saabsan yahay; xarigga iyo ganaaxa ay kala kulmaan dowladda hoose ee Hargeysa ayaa dhallinyarada ku ganacsada hareeraha waddooyinka ku khasba inay tahriibaan, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here