Waxaa magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi beri laga sameeyay barnaamij caafimad oo bilaash ah oo ay ka faa’ideysanayaan bulshada ku dhaqan ismaamulka Garisaa oo ay ku jiraan dadka danyarta ah ee aan heysan dhaqaale ay isaga bixiyaan kharashka isbitaalka.
Inka badan 1000 qof oo isugu jira dad waa weyn iyo carruur ayaa ka faa’iideystay barnaamijkan. Haddaba Waxaan arrintan ka wareysanay wasiirka caafimaadka ee ismaamulka Gaarisa Axmednadiir Cumar Sheekh