Boqollaal qof oo xanuunka qaaxada looga daweeyey Muqdisho

0
291

Tiro ku dhow 300 oo qof  oo qabo cudurka qaaxada ayaa saddexdii bilood ee u dambeysay, iska diiwaangeliyey, looga daweey cudurka xarumo caafimaad oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Dhakhaatiirta ayaa sheegayo in ay jirta koror tirada dadka qabo xanuunka, sida uu warbixintan ku faahfaahinaya weriyaha Raadiyo Ergo ee Muqdisho, Munasar Maxamed Cabdi.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here