Ganacsatadan oo aan horay u haysan gabbaad ay maalintii qoraxda ka harsadaan ayaa ka faa’idaystay geedo ay si iskaa wax u qabso ah u beereen dhalinyaro ku midaysan ururka Horseedka Horumarka gobolka Mudug.
Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray weriyaha Raadiyo Ergo Jibriil Cismaan Cilmi