Deegaanka Horgalo oo ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo, ayay ka jirtaa biyo la’aan. Dadka ku nool deegaanka ayaa si ay biyo u helaan waxay istaagaan waddooyin ay gaadiidka maraan iyaga oo dadka masaafurka ah weydiisto inay biyo ku caawiyaan.
Jibriil Cilmaan Cilmi ayaa warbixintan Gaalkacayo ka soo diray