Muqdisho: Boqolaal qoys oo lagu amray inay ka guuraan xerada barakaca ee Waydow

0
295

2500 oo qoys oo ku nool xerada dadka abaaraha iyo collaadaha ka soo barakacay ee Waydow ee duleedka Muqdisho ayaa 27kii bishii Agoosto loo qabtay inay labaatan maalmood kaga guuraan dhulkay degan yihiin. Waxaana amarkaan bixiyey dad ganacsato ah oo dhulka lahaanshihiisa sheeganaya.
Warbixintaan oo uu soo diray Munasar Maxamed Cabdi halkaan hoose ka dhegeyso.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here