Sanaag: Qiimaha lagu iibsado biyaha oo kor u kacay tuulada Geed la-rifay

0

dadka deggan tuulada Geed la-rifay oo lagu qiyaaso shan boqol oo qoys ayay haysaa biyo yaraan kaddib markii ay qallaleen baraagaha biyaha roobku ay u galeen xiligii guga, waxaana hadda ay ku qasbanaadeen inay iibsadaan biyaha ceelasha oo meel dheer looga keeno iyaga oon awoodin inay bixiyaha lacagtooda oo aad u badan.

Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Cabdiraxmaan Xaaji.

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here