Roob duufaan wata oo shalay ka da’ay magaalada Gabiley oo baa’yay dalagyo beero halkaa ku yaalla

0
Roobka oo muddo afar saac ah socday waxaa uu dumiyay guryo ku yaalla magaalada, sidoo kalena waxaa uu baabiiyay dalagyada u beernaa beeralayda ku dhow magaalada Gabiley.
Taliyaha qeybta Gabiley gaashaanle Sare Axmed Siciid Maxamed ayaa wariyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Hargeysa uga waramay qasaaraha roobka ka dhashey.

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here