Halkan ka dhegeyso taariikh faneedka hal-abuure Barre Maxamuud Fiidow

0
319

Wuxuu sameeyey heeso badan, wuxuu allifay riwaayado, wuxuu kaloo tumaa kabanka.

Hadda si aan wax badan uga sii ogaanno heerarkii fankiisa ayaa weriyaha Raadiyo Ergo Maxamed Cabdi Afgooye kula kula kulamay magaalada Muqdisho. Halkan hoose ka dhegeyso sheekada dhexmartay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here