Halkan ka dhegeyso riwaayadaha, heesaha iyo gabayda mu’alif Cumar Jeelle

0
255

Cumar Cabdi Faarax (Cumar Jeelle) wuxuu ka tirsanaa kooxdi horseed waamo ee ciidanka xoogga. Wuxuu ahaa mu’aliif dhanka suugaanta qaybaheeda kala duwan. Hadda wuxuu ku nool yahay xeryaha qaxootiga Dhdhaab ee dalka Kenya. Weriyaha Radio Ergo Axmed Cabdullaahi Jaaamac ayaa ka wareystay xilligi uu ciidanka ahaa iyo wixii uu qaban jiray.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here