Boqolaal qoys oo ka soo barakacay colaado Shabeellaha Hoose ka dhacay oo soo gaaray Muqdisho

0
246

180 qoys oo beeraley ah oo ka soo barakacay tuulooyin Haduuman ,Buula-sheekh iyo Farxaane oo hoostaga degmaa Qoryooley ee Shabeelaha hoose ayaa labadii toddobad ee u dambeeyay soo gaaray kaamka Barwaaqo oo ku yaalla deegaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.

dadka halkaan soo gaaray ayaa shegay in sababaha ay ugu hakan waayeey degmada Qoryooleey ay tahay dagaalo mararka qaar ka dhaca iyo in aysan jirin cid isku xilqaameysa in ay caawiyaan.
Warbixintaan waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaheena Maxamed Cabdi Afgooye.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here