16 arday qaxootiga wax ku baratay oo deeq wax barasho u aaday Kanada

0
413

16 dhaliyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Kenya ayaa deeq waxbarasho ka helay wadanka Kanada, 13 ka mid ahi waxay anbabaxeen 21ka Agoosto, halka saddexda kalena baxayaan 5ta bisha soo socota ee Seebteembar.
Warbixintaan oo uu soo diray weriyaheenna xeryaha Dhadhaab Axmed Nuur Yogol, halkaan hoose ka dhegeyso.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here