Caruur xeryaha ka laabtay oo ka sheekaynaya ciidoodii ugu horraysay ee Soomaaliya

0
285
Keydka Ergo

Dhalinyaradan oo ka laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi-bari Kenya, ayaa Raadiyo Ergo uga warramay dareenkooda farxadeed ee ku aadan inay dalkoodii hooyo ku ciidayaan. Waxay sheegeen inay heleen fursad ay ku tagaan meelaha dalxiiska ku fiican ee duleedka magaalada Kismaayo, halka markii ay xeryaha qaxootiga joogeen aanay jirin fursad noocaas oo kale ah.

Axmed Cabdi Toronto ayaa warbixintan Kismaayo innooga soo diray

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here