Saddex iyo toban carruur ah iyo labo haween ah ayaa ku geeriyooday deegaanada Daryo-geeso-weyn iyo Holol oo hoos yimaada degmada Xuddun ee gobolka Sool. Dadka deggan deegaanadan ayaa kuwooda ugu badan yihiin dadkii xoolaha ugu dhammaadeen abaaraha oo deegaannada soo galay sanad iyo bar ka hor.
Warbixin aan ka diyaarinay waxaa soo jeedinaysa Weris Maxamed