Muqdisho: Wasaaradda gargaarka oo sheegtay in la taageeri doono dad barakaca ah ee u laabanaya deegaannadooda

0
333

Iyadoo shalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad wayn oo ku saabsan xuska maalinta bani’aadamnimada adduunka ayaa waxaa aad looga hadlay xal u helidda qoysaska barakacay iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

Haddaba weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi ayaa la kulmay wasiirka wasaarada gargaarka ee Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa, waxaana wax ka waydiinay siyaasadda maaraynta qoysaska barakacay ee daafada iyo gudaha caasimadda deggan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here