Somaliland: Qoys oo biyo la’aan uga barakacay deegaannadii duufaantu ku dhufatay

0

Boqollaal qoys oo ku noolaa deegaanno ka tirsan kuwii ay ku dhufatay duufaantii Sagar ayaa barakacay, kaddib markii ay duufaantu xilligaas ka dumisay ceelashii ay dadku ku tiirsanaayeen, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here