Dhadhaab: Windle trut oo hormarineysa waxbarashada gabdhaha qaxootiga

0

Hay’adda Windle Trust oo ka shaqaysa waxbarashada xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegtay inay xeryahaas ka billowday barnaamijyo cusub oo ay kor ugu qaadayso waxbarashada gabdhaha dhigta iskuulada.

Jibriil Maxamed waa sarkaalka xeryahaas u qaabilsan hay’adda, wuxuuna Axmed Nuur Yogol oo ka tirsan Raadiyo Ergo uga waramayaa barnaamijyadaan ay bilaabeen iyo caqabadaha gabdhaha ka haysta waxbarashada ee ay arkeen kuwa ay yihiin.

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here