Dadka danyarta ah iyo muruq-maalka ayey saameyn weyn ku reebtay lacagata shilinka Soomaaliga ah ee laga diiday gobolka Galgaduud sanadkii hore bishaan oo kale.
Warbixin arrintaas faahfaahineysa waxaa inoo soo diray weriyaha Raadiyo Ergo ee Guriceel Cabirisaaq Xirsi Haajirow.