Baydhabo: Haween barakacyaal ah oo qabta shaqooyin culus oo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda

0

Haweenka ku nool xeryaha lagu barakacay ee Baydhabo ayaa qabta shaqooyin culus oo ay kala soo baxaan nolol maalmeedka carruurtooda.

Waxay ka shaqeeyaan dhismeyaasha iyo meelo kale, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee Baydhabo Muxyadiin Xusni

Halkan ka dhageyso.

 

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here