Dhegeyso warbixin ku saabsan ciyaarta jarta ee raggu ciyaaraan

0
1067

Ciyaarta jartu waxay ka mid tahay ciyaaraha ay caanka ku yihiin reer miyiga iyo magaalooyinka miyiga ku xiran. Ragga ayaa ciyaara. Waa ciyaar aad u xiiso badan marka la dheelayo. Sugaan ayaa la tiriyaa xilliga ay socoto. Haddaba warbixin uu ka soo diyaariyey weriyaha Radio ERgo Khadar Cawl Ismaaciil halkan ka dhegeyso

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here