Baraawe: Agabki laga samayn jiray waxyaabaha gacanta lagu farsameeyo oo sii dhammaanaya

0
405

Degmada Baraawe oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, waxay sanado badan oo hore qani ku ahayd samaynta agab dhaqameedyo aan wadanka intiisa kale laga farsamayn, alaabooyinka laga sameeyo maqaarka xoolaha ee kabaha, boorsooyinka, suumanka iyo dambiilaha iyo waxyaabo kale. Hadda farsamooyinkaani  waa kuwo degmada ka sii dabar go’aya, sababo la xiriira agabkii wax laga samayn jiray oo yaraaday. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu soo diray weriyaha Ergo ee Baraawe Fu’aad Shooble.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here