Mudug: Sayladda xoolaha deegaanka Wargalo oo dib loo furay

0

Sayladdan oo lagu kala iibsan jiray xoolaha laga kala keeno lix iyo toban tuulo oo ku xeeran geegaanka Wargalo oo hoostimaada Gaalkacyo ayaa xoolo la’aan u xirantay sanadkii 2016-kii kaddib markii abaaruhu saameeyeen xoolaha deegaanadaas.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here