Beledweyne: Gabyaa da’yar oo tahriibka suugaan ka sameeyey

0
433

Xubinta Hibada iyo Hal abbuurka, waxaan ku wareysaneynaa toddobaadkan gabyaa da’yar oo sameeyey gabayo ka hadlaya halista tahriibka iyo sida ay tahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay uga joogsadaan safarka khatarta ah.

Weriyaha Radio Ergo ee Beledweyne, Jamaal Cali Yare ayaa hal abuurkiisa ka wareystay Abwaan Muuse Mumin.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here