Madaddaallada ErgoWaayo tegay xusuustood Sida dadku u afuri jireen xilliyada “Ramadaanka” By Radio Ergo - June 10, 2018 0 Share on Facebook Tweet on Twitter Photo | keyd/Ergo Saleebaan Aadan Maxamuud waa 82jir ku nool magaalada Burco, waxa uu ka warramayaa qaabkii loo soomi jiray iyo waxyaabaha dadku cuni jireen xiliga afurka. Sadiiq Yusuf Qalaf ayaa wareystay. https://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2018/06/WAAYO-TAGAY.mp3