Biyaha oo qaaliyoobay deegaanno hoostaga Hargeysa

0

Qiimaha lagu kala gata biyaha ayaa sare uga kacay deegaanno ka tirsan magaalada Hargeysa. Arrintan ayey uga wacan tahay kaddib markii ay inta badan ceelashii biyaha laga cabi jireen, kuwa hadda biyaha lehna ay gabaabsi yihiin.

Sidoo kale waxaa sare u kaca qiimaha biyaha loo aaneynayaa biyo la’aanta ka dhalatay abaaraha is-xig-xigay ee dalka ku dhuftay.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo haya wariyaheena Hargeysa, Ilyaas Cabdi Cali.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here