Cabdiraxmaan Cali Jaamac (Heelo), waa abwaan da’yar oo ku nool magaalada Burco, wuxuu badelaa heesaha qaar, weliba kuwooda loogu dhegeysiga badan yahay, ama bulshadu markaa hadal hayso. Waxaa la kulmay oo heesaha uu badelo kala sheekeystay weriyaha Ergo ee Burco Sidiiq Yuusuf Khalaf.