Qoysas Balcad ka qaxay oo gaaray Jowhar

0

270 qoys oo ka cararay colaado ka jira degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa gaaray tuulooyin iyo xeryo barakaca oo ku yaal Jowhar ee xarunta gobolka. Dadka ayaa sheegaya inay beeralay ahaayeen.

Dadka ayaa ka barakacaya 20 tuulo oo koonfurta iyo galbeedka Balcad ku yaal, waxayna u kala qaxeen meelo kala gedisan.

warbixintaan waaa soo dirtay Maryan Sheekh Cabdi

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here