Barnaamijka Beeraha

0

Halkan ka dhegeyso barnaamijka Beeraha, oo aan ku soo qaadanayno warbixin ku saabsan habka baaritaan loogu sameeyo ciidda iyo sheybaar dhanka ciidda ah oo laga hirgeliyay Muqdisho, iyo sidoo kale habka ugu habboon ee looga hortagi karo in ciiddu ay nabaad guurto. Maxamed Xasan ayaa soo jeedinaya.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here