Barnaamijka Beeraha

0

Halkan ka dhegeyso barnaamijka Beeraha oo toddobaad kasta aan baahinno Arbacada iyo Sabtiga. Barnaamijka toddobaadkanna waxa uu ku saabsan yahay:

Degamada Maxaad oo dadka ku nool ay xoolo-dhaqato yihiin ayaa nin dadka deegaanka kamid ah waxa uu billaabay fikir cusub oo ah beer uu ku tacbay calafka xoolha, khudaar iyo geed-miroodyo, waana markii ugu horreysay oo degmada beer laga hirgeliyo.

Maxaas 150 km ayay dhanka Bari ka xigtaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Weriyaheenna Beledweyne Jamaal Cali Yare, ayaa warbixin ka soo diyaariyay, waxaana barnaamijka soo saaray Maxamed Xasan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here