Barnaamijka Beeraha

0

Dhegeyste ku soo dhowow barnaamijka Beeraha oo toddobaad kasta maanta oo kale aad dhegeysato. Barnaamijka toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay tababar la siiyay dadka qaxootiga ku ah Dhadhaab ee markoodii hore ahaa beeraley, si marka ay dalkooda dib ugu laabtaan ay ugu faa’iidaan tababarka la siiyay. Maxamed Xasan ayaa soo jeedinaya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here