Abwaan majaajilo ka sameeyay dhibaatada qaadka ee qoyska

0

Khaliif Muuse Samatar (Sanyare), waa abwaan ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Wuxuu majaalillo suugaameysan ka sameeyay dhibaatada qaadku uu u gaysto qoysaska ku nool qaxootiga.

Weriyaha Ergo ee Dhadhaab Axmed Nuur Yogol ayaa majaajiladaas ka wareystay abwaanka.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here