Ururkta Puntland AIDs commision (PAC) ayaa sheegay in dadka qaba xanuunka HIV/AIDS ee ku sugan Puntland aysan daawada kaalmaatiga ah badidoodu qaadan. Tanoo ay u sababeeyeen takoor dadkaani kala kulmayaan bulshada. Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji Ayaana warbixintaan inoo soo diray.