Barnaamijka Dalan-dool, waxaan uga sheekeynaa halista tahriibka, maanta waxaan ku soo qaadanaynaa dhallinyarada ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, oo u tahriibaya sababo ay ku macneeyeen inaysan ku qanacsaneen in qoysaskooda ay dib ugu laabtaan Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedinaysa Waris Maxamed.