ARRIMAHA BULSHADA

Bakhtiyaa nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey

Nairobi 25/11/2011IOM, Hay`adda Caalamiga ah ee socdaalka Adduunka

Bakhti nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey

Farriintani waa farriin muhiim ah oo idiinka timid Hay adda Socdaalka adduunka  caalamiga ah ee loo yaqaan IOM waxayna ku socotaa dadka somaliyeed.

IOM waxay ogaatay been abuurasho ay sameeyeen ama ay hal abuurkeeda leeyihiin shaqsiyaad iska dhigaya inay yihiin dad ka mid ah shaqaalaha Hay adda IOM. Shaqsiyaadkan ayaa lasoo xiriira ama lasoo xiriirey dad ka mid ah mujtamaca Soomaaliyeed  iyagoo dadka u sheegaya in ay ku guuleysteen Bakhtiyaanasiib si ay uga helaan lacag dadka

Shaqsiyaadkan sameynaya been abuurashada, waxay u sheegayaan dadka birmagaydada  ah in ay ku guuleysteen bakhtiyaa nasiib loogu qaadi doono Waddamada ay ka mid yihiin ingiriska, Maraykanka, Kanada ama ustareeliya

Fadlan ogow dadkani telefoonnada dadka u soo diraya inay yihiin Beeniwaasyo.
IOM malaha mana ka shaqayso wax kasta oo ku saabsan bakhtiyaa nasiib, waxayna halkan iidiinka caddeynaysaa in ay bari ka tahay wax yaabaha lamid ka ah arrintaan

Haddii aad heshid telefoonnada noocan ah, fadlan harumeysan, hana u jawaabin , hana u hogaansaminin codsi kaaga yimid qofdoonaya in aad lacag saas ku siiso. kudabi ama isasaar
Fadlan noo soo tabi akhbaarta telefonada noocan oo kale hadii ah  hesho adigaa farriintaada ku soo diraya

Ciwaankagaya oo ah: piunairobi@iom.int


Mahadsanidin


Waxaa ku saxiixan: -----------------------
abdikadir
November 26, 2011, 2:28 pm
 
waxa nasib daro ah in qof maskin ah hadana ay haysato diif kaga timid dhibatada ka tagana dalkisa manta lo shego baqtinasib marka u ku farxo lagu yirahdo lacag keen o u dhibo lacagtas misna u wayo baqtinasibkas waxa hubal ah in u qofkas galo wali taso qatar u gaysata mustaqbalkisa dhaw
 

TUXUU
November 30, 2011, 2:23 am
 
qaar ka mid ah Soomaaliada waxa ay maskaxdooda iyo aqoontooda ku dhameeyaan xumaato iyo wax aan kheyr ugu jirin , marka kuwaas miyeysan ogeyn in sameynta wax xun ay ka fududahay samaeynta wax wanaagsan. bal fakara oo isku daya inaad wax wanaagsan fakartaan.
 

Faallo

Magac
Emayl
Faallo

Qodobbo dheeri ah

HOY
WARARKA
BARNAAMIJYADA
QODOBBO
MUUQAAL
SAWIRRO
WARAYSIYO
KAYDKA
ANNAGA
NAGALA SOO XIRIIR
BARNAAMIJYADHII HORE