Isha wararka arrimaha bani'aadannimo ee gobolka
  • Caafimaadka
  • Masiibooyinka
  • Cunto Yaraanta
  • Baracakaasha Iyo Qaxootiga
  • Arrimaha Bulshada
  • Arrimaha Guud
  • Dagaallada
MUQDISHO
Mutadawaciin talaal sida Kismaayo/Saiwr/kaydka/Kadar/Ergo

Dhibaatoyinka hor taagan talaalka

23 May, 2013 Howlwadeenada talaalka cudurada dilaaga ah ee caruurta ka wada  magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dadka deegaanka oo qaarkood diidan in caruurtooda la talaalo. Madaxa barnaamijka talaal...

SOOL

Qeybta TBda ee isbitaalka Laasacaanood oo cunno la`aan ay soo wajahday

23 May, 2013 Maamulka qeybta cudurka qaaxada ee isbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay in cunno la`aan darteed aysan dadka qaba cudurkan qaadan daawooyinka qaaxada. Dr. Cabdi Maxamed Buraale ...

MOGADISHU

Dhibaatooyinka hor taagan ololaha talaalka

21 May, 2013 Howlwadeenada talaalka cudurada dilaaga ah ee carruurta ka wada  magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dadka deegaanka oo qaarkood diidan in carruurtooda la talaalo.Madaxa barnaamijka talaalka carr...

BUUHOODLE

Daadad barakiciyay dadka deegaanka Buuhoodle

29 April, 2013 Daadad xoog leh oo balliyada iyo dooxooyinka ku hareeraysan degmada Buuhoodle ay soo-rogeen ayaa barakiciyay qoysas gaaraya 650 qoys oo deganaa gudaha iyo duleedka degmada Buuhoodle. Daadadkan oo si ...

BALEDWEYNE

Qoysas isaga guuray xaafadaha webiga ka agdhow ee magaalada Beledweyne

24 April, 2013 Qaar ka mid ah qoysaska deggan xaafadaha ka agdhow jiinka webiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa bilaabay  inay isaga guuraan halkaas, iyagoo ka baqdin qaba in w...

JANNAALE

Khasaaraha fatahaadda webiga Shabeelle oo korortay

11 April, 2013 Waxaa kordhay khasaaraha fatahaadda uu webiga Shabeelle ka geystay deegaannada Jannaale, Siigaale iyo Malable ee gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuuna sababay barakac, sida uu Ergo u sheegay guddoomiyaha...

NAIROBI

QM oo warbixin ka soo saartay tirada dakdii ku dhintay macluushii Soomaaliya

03 May, 2013 Warbixin ay si wada jir ah usoo saareen hay`adda cuntada iyo beeraha u qaabilsan QM ee FAO iyo shabakadda hannaanka ka digista macluusha ee FEWSNET ee uu maal geliyo Mareykanka ayaa lagu sheegau in 26...

MUQDISHO

Qalalaasaha sarrifka lacagaha ee Muqdisho

11 March, 2013 Waxaa isa soo taraya cabashooyin la xiriira qalaalasaha ka taagan qiimaha sarrifka doollarka oo gaaray heerkii ugu hooseeyay, iyadoo qiimaha maciishadda ay sare ugu kacday qeybo badan oo ka tirsan dal...

GEDO

Kalluunka Webiyada

22 February, 2013 Muddooyinkii ugu dambeeyey ayaa gudaha degmada Baardheere iyo Qaar ka mid ah tuulooyinka hoos yimaadda ee uu maro webiga Jubba ayaa waxa si weyn looga dareeemamay jilaabashada Kalluunka iyo cunistiisa...

KISMAAYO
Qaar ka mid ah haweenka baracayaasha Kismaayo/Sawir/Khadar/Ergo

Fursadaha shaqo oo ku liita haweenka barakacayaasha Kismaayo

23 May, 2013 Magaalada  Kismaayo oo ku taal koonfurta Soomaaliya una jirta 500 km caasimadda Muqdisho ayaa ka mid ah goobaha dagaalladii 20ka sano ka badan socday sida daran u saameeyeen, waxaa in badan ku...

GAROWE

Xarun caafimaad oo markii ugu horreysay laga hirgeliyay kaamamka Jowle ee duleedka Garoowe

10 May, 2013 Xarunta caafimaad ee ay fureen ururka caalamiga ah ee muhaajiriinta IOM iyo wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa noqoneysa tii ugu horreysay ee laga furay meelaha ay deggan yihiin  dadka soo bara...

GEDO

Qaxooti ka tegay Dhadhaab oo gaaray degmada Ceelwaaq ee Gedo

10 May, 2013 Masuuliiyinta degmada Ceelwaaq ayaa sheegaya in boqollaal qaxooti Soomaaliyeed oo ku jiray xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda, kadib markii sida ay...

PUNTLAND
Kulanka haweenka iyo maamulka Puntland/Sawir/Abdirahman/Ergo

Puntland oo haweenka qaadka iibiya u samaynaysa dhaqaale abuur

24 May, 2013 Kulan muddo laba maalmood ah Garoowe uga socdey ururada haweenka gobollada, NGO-yada iyo wasaarada horumarinta haweenka Puntland ayaa waxaa aad loogu lafa guray arrimaha la xiriira is bedel lagu sa...

MOGADISHU

Xirnaanshaha waddooyinka Muqdisho oo saameeyay xoogsatada

08 May, 2013 Xoogsatada ku nool xeryaha barakaca magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay saameyn xooggan ku yeelatay xirnaanshaha waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, oo ay ka soo dhacsan jireen nolol maal...

GAROWE

Haweenka barakacayaasha Garowe oo ka faa`iideysanaya xirfadaha gacanta ee lacag la`aan ah

02 May, 2013 Machadka tababarka xirfadaha gacanta ee SAACOM ee magaalada Garowe ayaa wuxuu siinaya fursado xirfadaha gacanta ah haweenka barakacayaasha ee ku nool Garowe. Machadkan oo la furay sanadkii 2003dii, ay...

HARGEYSA

Maalinta xorriyadda warbaahinta adduunka 3da Mey

03 May, 2013 Waxaa maanta oo kale adduunyada looga dabbaaldegaa maalinta loo asteeyay iney ahaato maalinta xorriyadda saxaafadda oo ku began 3 May ee sanad kasta. Maalintan oo kale waxaa in badan oo duninda ah lag...

MUQDISHO

QM iyo Midowga Yurub oo cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday Hotel Jasiira

13 September, 2012 Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday Hotel Jasiira oo madaxweyne Hassan Sheik...

NAIROBI

QM, IGAD iyo AU oo digniin u diray siyaasiyiinta Soomaalida

02 May, 2012 QM iyo la howlgalayaasheeda ku sugan Soomaaliya ayaa u digay kooxo gaar ah oo ka soo horjeeda roadmap-ka loogu talo galay dhammeynta xilliga ku meel gaarka ah ee dalka, iyagoo ugu hanjabay in cunaqaba...

GEDO
Dad ka cararay dagaladda Gedo oo goob cidla ah ku sugan/Sawir/kaydka/Garane/Ergo

650 qoys oo ku barakacay colaado oo ku dhibaateysan deegaanka Faafaxdhuun ee Gedo

23 May, 2013  Waxaa laga deyrinayaa xaaladaha nololeed ee ay ku sugan yihiin boqollaal qoysas oo ku barakacay dagaallo dhowaan ka dhacay deegaanka Faafaxdhuun oo ka tirsan gobolka Gedo ku dhexmarey 17kii b...

GALDOGOB

Khatarta miinooyinka Galdogob

22 April, 2013 Dadka deegaan Goldogob ayaa waxay welwel ka muujinayaan miinooyin dhulka ku aasaan oo ay roobabku Gu`ga debadda u soo saareen. Degmadan Galdogob oo ka mid ah Mudug kuna taalla xadka Itoobiya iyo Sooma...

MUQDISHO

Saameynta uu qaraxii Muqdisho ku yeeshay dadka rayadka ah.

15 April, 2013 Qaraxii ka dhacay dhismaha maxkamadda sare ee Banaadir ee magaalada Muqdisho 14 Abriil 2013 ayaa wuxuu saameyn iyo cabsiba uu ku reebay dadka rayadka ah ee magaalada. Qaraxan ay ku dhinteen 32 qof is...

Muuqal

Sawirro

Aqal Soomaali loo ila xidhay aroos, duleedka Laascaanood

Akhri

Aqal Soomaali loo ila xidhay aroos, duleedka Laascaanood

Akhri

Raadiyo Ergo waxaa taageera SDC
Raadiyo Ergo waxaa taageera CHF
Raadiyo Ergo waxaa taageera Australian Aid
Raadiyo Ergo waxaa taageera IMS