Naga dhageyso galab kasta FM-yada magaalooyinka Soomaaliya iyo mowjadda gaaban ee 16ka Meter Band (17845 MHZ)
3:00 – 4:00PM Xilliga Geeska Afrika


Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad abaartu saamaysay oo ka faa’iidaystay soollarka cad-ceeda ku shaqeeya

Dadka kunool deegaanada Wisil, Wargalo, Xingood iyo Qaydaro oo kawada katirsan gobolka Mudug ayaa markii ugu horraysey helay nidaam ay kaga maarmi karaan matooradii biyaha ka soosaari jiray ceelasha riigga ah...

29 SEPTEMBER, 2017
Akhri
Arrimaha Bulshada

Maryan Mursal oo ka sheekeynaysa qisada ka dambeysa mid kamid ah heesaheeda

Maryan Mursal Ciise, waa fannaanad caan ah oo Soomaaliyeed, dhowaan ayay booqatay magaalada Garoowe...

17 SEPTEMBER, 2017
Akhri
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas hor leh oo abaaraha Koonfurta Mudug ka barakacaya

Deegaanka Camaara oo Gaalkacayo u jirta 220km, kagana beegan dhinaca Koonfureed, waxaa afartii todobaad ee lasoo dhaafay gaaray 670 qoys oo ka tegay tuulooyin ku teedsan deegaankaas oo sanadkii saddexaad ay abaaro ka jireen...

04 SEPTEMBER, 2017
Akhri

QIIMAHA XOOLAHA

  • Buuhoodle - 29 August, 2017
    Geela, Qalliinka
    Heerka Koowaad - So.Sh 17M
    Heerka Labaad - So.Sh 15M

    Geela, Dhoof
    Heerka Koowaad - So.Sh 11.2M
    Heerka Labaad - So.Sh 8.4M

    Riyaha, Qalliinka
    Heerka Koowaad - So.Sh 1.3M
    Heerka Labaad - So.Sh 1.2M

Rukumo wararkeenna

Toddobaad kasta waxaan kuu soo diri doonnaa warbixinnadeenna

CAPTCHA code  

Naga Dhageyso

Barnaamijyada

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas hor leh oo abaaraha Koonfurta Mudug ka barakacaya
Deegaanka Camaara oo Gaalkacayo u jirta 220km, kagana beegan dhinaca Koonfureed, waxaa ...


In ka badan 300 oo carruur ah oo u shaqeeya qoysaskooda oo ku barakacay Buuhoodle
Carruurta kasoo jeeda qoysas danyar ah iyo kuwa ay barakiciyeen abaaraha dalka saameeye...


Jubbaland oo sheegtay in 120 kun oo qoys ay abaaraha ku carytoobeen gobolladaas
Agaasimaha gudiga gurmadka abaaraha ee Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen, ahna wasi...


Masiibooyinka

Biyo la'aan ka jirta degaanno ka tirsan Garbahaarey
Tuulooyinka Daabley, Meykaa, reebay, Bur caro, Caano maal, Buraa, Bursagaar, Qadiidaa i...


Wareysi ku saabsan xaaladda abaarta ka jirta deegaannada Juballand
(ERGO) - Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland...


Warbixin ku saabsan xaaladda arrimaha bani'aadanimo ee Soomaaliya
Maanta oo bisha Agoosto tahay 19, waa maalinta caalamiga ah ee arrimaha bani'aadanimada...


Arrimaha Bulshada

Arday dhigta dugsiga sare ee Burtinle oo sameeyo sawirrada gacanta
Abshir Jaamac Abshir waa arday 18 jir ah, dhigtana fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee...


Maxaa sababay in Shilin Soomaaliga isku mar laga diido gobollo badan?
(ERGO) - Kunka Shilin Soomaaliga ah ayaa bishii laga soo gudbay l...


Barnaamijka codka dhegeystaha
Waa barnaamijka codka dhegeystaha oo todobaadkasta aad Sabtida maqashaan, dhegeystayaas...


Cunto-yaraanta

Qoysas ka faa'iidaystay kor u qaadista nacfiga xoolaha
Abaaraha ku soo noq noqday wadanka ayaa  keenay in calafka xooluhu yaraado, t...


Nafaqa dari ka jirta tuulooyinka Baydhabo ku hareeraysan
Isbitaalka degmada Baydhabo ayaa sheegaya in maalintii la keeno 20 carruur ah ka badan ...


Puntland oo ka digtay in gargaarka la joojiyo roobka kadib
(ERGO) - Hay’adda maareynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa...


Caafimaadka & Waxbarashada

Ceerigaabo: 30 qof oo uu soo ritay shuban
Cudurka shubanka oo ka dilaacay tuulada Mindhicrro oo in ka badan 100 km dhanka bari ka...


Burco: Teleefan Bilaash Ah Oo La Hirgeliyay Si Loogu Gurmado Bukaannada Shubanka
Xarunta daweynta cudurka shubanka ee burco ayaa laga hirgeliyay teleefan bilaash ah, si...


Burco: Lambar gaaban oo taleefon oo loo sameeyey dadka si ay u wacaan marka shubanku ku dhaco
Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa dhibaatada ugu daran ee todobaad...


Beeraha iyo Xoolaha

Qiimaha oo sare u kacay xilliga xajka oo caawisay nolosha xoolo dhaqatada
Iyadoo lagu guda jiro xilligii xajka, ayaa dawladda boqortooyada Sucuudigu sheegtay ina...


QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Qiimaha xoolaha maanta waxaan ku eegaynaa sayladaha Galkacayo iyo Bandiiradley oo Mudug...


Beeralay colaado uga qaxday Buulo-burde oo dib u bilaabay tacabka
Go’dooon iyo collaado ka jiray afar sano ayaa keentay inay beeralay badan oo ku n...