Naga dhageyso galab kasta FM-yada magaalooyinka Soomaaliya iyo mowjadda gaaban ee 16ka Meter Band (17845 MHZ)
3:00 – 4:00PM Xilliga Geeska Afrika


Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xoolo-beelay abaarta Gedo oo ay nolol-xumo ku heysato xeryaha barakaca Garbahaarrey

Qoysas boqollaal gaaraya oo ku xoolo-beelay abaarta gobolka Gedo oo saddexdii toddobaad ee u dambeysay soo gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolkaas ayaa lagu soo warramayaa in ay wajahayaan xaalad bani’aadannimo...

27 APRIL, 2017
Akhri
Caafimaadka & Waxbarashada

Boqollaal shuban-biyood kula ildaran Buuhoodle iyo tuulooyinka u dhow

Cudurka shuban-biyoodka oo ku faafaya degmada Buuhoodle iyo lix tuulo oo u dhow ayaa sababay in tobankii maalmood ee u dambeeyay ay dhintaan 17 qof oo 11 ka tirsan ay carruur yihiin...

26 APRIL, 2017
Akhri
Caafimaadka & Waxbarashada

Tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada oo ka bilowday Soomaaliya

Tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada aya aka bilowaday magaalooyinka mUqdisho, Baydhabo iyo Gaalkacyo...

26 APRIL, 2017
Akhri

QIIMAHA XOOLAHA

  • Garoowe - 27 April, 2017
    Geela, Qalliinka
    Heerka Koowaad - So.Sh 17M
    Heerka Labaad - So.Sh 13M
    Heerka Saddexaad - So.Sh 8M

    Riyaha, Dhoof
    Heerka Koowaad - So. Sh 1.8M
    Heerka Labaad - So. Sh 1.5M
    Heerka Saddexaad - So. Sh 1.3M

Rukumo wararkeenna

Toddobaad kasta waxaan kuu soo diri doonnaa warbixinnadeenna

Naga Dhageyso

Barnaamijyada

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Garoowe: Ardayda jaamacadda PSU oo gargaar u fidiya barakacayaasha
Dad ay abaartu ku saameysay deegaanno ku yaalla gobollada Nugaal iyo Sool ayaa ka faa&r...


Sool: Qoysas ku sugan deegaanno ay colaado ka jiraan oo ana helin gurmad
Qoysas ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Sool oo colaado ay ka jiraan ayaa codsanay ...


Baydhabo: Barakacayaal codsanaya in hoyga laga caawiyo
Barakacayaal ku nool magaalada Baydhabo ayaa codsanaya in laga caawiyo dhanka hoyga, iy...


Masiibooyinka

Badhan: 92 jir ka sheekeynaya sida ay abaartu u saameysay
Salaad Jaamac Dhuuxyar oo 92 jir ah wuxuu ka mid yahay dadka deegaanka Shamis oo q...


900 boqol oo qoys oo ku cayrtoobay xoolaha ayaa degey duleedka Burtinle
Qoysaskaan ayaa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkaan ayaa imanayey duleedka Burtinle ee ...


Biyo la'aan ka taagan tuulada Laasa Cadale oo konfur ka xigta Gaalkacayo
Tuulada Laasa Cadale oo dhinaca bari magaalada Gaalkacao ka xigta 20km ayaa biyo la&rsq...


Arrimaha Bulshada

Wareysi: Fatwa Xasan Jimcaale oo ka tirsan ururka HINNA
Halkan ka dhegeyso barnamaijka Gobaad ee aan uga hadalno arrimaha haweenka...


Carruurta dadka ku barakacay Beledweyne oo qoysaskooda u shaqeeya gelinna waxbarta
(ERGO) - Barakaca ka dhashay abaaraha ayaa sababay in ay carruur ...


Barnaamijka codka dhegeystaha
Halkan ka dhegeyso barnaamijka codka dhegeystaha oo ah toddobaadle iaan ku soo qaadano ...


Cunto-yaraanta

Sidee gurmadka Soomaalida dhexdeeda looga dhigi karaa mid joogto uga jawaaba xaaladaha degdegga ah?
(ERGO) - Way sii darsaneysaa xaaladda abaarta Soomaaliya, iyada o...


Dad xoolahooda oo abaarsaday la soo galaya Laascaanood si ay u siiyaan haraaga maqaayadaha
(ERGO) - Maxamed Cabdullaahi Xasan oo 42 jir ah, markii uu u adke...


Baydhabo: Sicir barar ay abaartu sababtay oo ku yimid dalagyada beeraha ka soo go'a
(ERGO) - Qiimaha suuqyada Baydhabo looga iibsado dalagyada beerah...


Caafimaadka & Waxbarashada

Nafaqo-darro ku baaheysa Cadaado iyo tuulooyinka ku teedsan
Cunto-yarida ka dhalatay abaarta ka jirta gobolka Galgaduud ayaa sababtay nafaqo-darro ...


Abaarta Puntland oo ku qasbtay 20,000 oo arday inay ka tagaan waxbarashada
Abaarta ka jirta Puntland ayaa ku qasabtay arday badan inay ka tagaan waxbarashada, iya...


Carruur abaaraha lagala soo barakacay oo jadeeco ugu dhintay Muqdisho
(ERGO) - Ilaa 11 carruur ah oo ka yar shan sano ayaa labadii todd...


Beeraha iyo Xoolaha

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Qiimaha xoolaha maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sayladaha Gaalkacayo iyo Gelinsoor oo ...


QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Qiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku eegeynaa seyladaha Buuhoodle iyo Muqdisho...


Beeralayda Jowhar oo diyaarsanaya beeraha si ay uga faa'iidaystaan xili roobaadka
Beeralayda Jowhar ee waraabka ayaa diyaarsanaya kanaalada si ay ugu diyaar garoobaan wa...