Sign In

x

Nagala soo xiriir

IMS Productions ApS Waxaa taagera gole la talin oo ka kooban hay`ado caalami ah iyo kuwa Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya Soomaaliya, kuwaasoo doonaya iney kaalmeeyaan kaalinta adeegyada raadiyaha ee macquulka ah, isagoo gudbinaya warbixino dheelli tiran oo dhaxal gal ah sida adeegyada guud ee loo qabto bulshada dhibaateysan.

Xilligaan Raadiyo Ergo waxaa si ballaaran u maal geliyey hay’adda horumarinta Swiss Development Cooperation (SDC) iyo hay’adaha gargaarka isku dhafka ah ee Soomaaliya Common Humanitarian Fund (CHF)

Noo soo dir wixii talo, tusaale, fariin iyo su’aalba ah adigoo noogu soo hagaajinaya: info@radioergo.org