Show/Hide image Print

Jaceylkii Jimcaha ee fannaan Xintir

Radio Ergo 16 July, 2017 MOGADISHU

 

Xintir Cumar Caweyr, waa fannaan, wuxuu sidoo kale sameeyaa oo laxan uu saaraa heesaha. Waxaa jirtay qiso jaceyl oo soo martay Xintir, xilli uu joogay degmada Af-gooye. Jaceylkaas, heeso ayuu ka sameeyay, waxaa kamid ah hees uu ugu magac daray gabadhii uu jeclaaday ee Maryam.

Weriyaheenna magaalada Muqdisho Aweys Xaaji nuur, ayaa Xintir kula kulmay magaalada Muqdisho, wuxuuna kala sheekeystay sidii ay ahayd qisada jaceylkii uu u qaaday maryan.